Haweeney Ra’isul Wasaare ah oo kasoo laabatay Fasaxa Umusha (Daawo Sawirro)

Haweeneyda Ra’isul Wasaaraha ka ah dalka New Zealand Jacinda Ardern , ayaa kasoo laabatay lix todobaad ay ku maqneyd fasaxa umusha, waxa ayna hada si toos ah u bilowday shaqadeeda caadiga ah kadib markii umushii ay ka baxday. Jacinda Ardern oo 38-sano jir ah ayaa bishii July umushay cunugeeda curudka ah, waxa ayna noqotay Ra’isul … Continue reading Haweeney Ra’isul Wasaare ah oo kasoo laabatay Fasaxa Umusha (Daawo Sawirro)